Kusoo dhawow
Written by webmaster   
Sunday, 31 August 2008

Ma ogtahay horumarinta ganacsigaada inuu ku xiran yahay lasocodka dhaqdhaqaaqa

waxyaabaha aad iigiso maalin kasta. ogaanshaha alaabaha socdo oo dadku jecel yahay

iyo adigoon inta aysan alaabahaasi dhamaan horey usii dalba. Hadaba Softweerkan

wuxuu kaa taageeraya inaad lasocoto alaabaha kuuyaala midwalba inta kahartay,

tiradoodada guud ahaan iyo xusuusinta macaamiilada deynta qaata.

labtop

 

 

 

 

 

XASUUS: Sammal waxay kuu balan qaadeysaa in ganacsade kastaa, ay bareyso

sidii uu u isticmaali lahaa softweerka.

           

 Waxyaabaha uu softweerku kuu qabanaayo:

-Ogaanshaha Alaabaha dukaanka ama Bakhaarka kuuyaalo maalintaa, iyo kuwii aad horey uga iibisay.   

- Xisaab xirka maalintaa, todobaadkaa, Bishaa ama Sanadkaa iyo

kuna keydineysa muddo aad udheer.

- ilaalinta Alaabta jabtaa iyo sida loo xisaabiyo       daabece

- Dabacaada Xogta maalintaa wixii lagaday, kuwii todobadkaN  

-Waxaad ogaan kartaa lacagta gacanta lagu hayo maalinta inay 

waafaqsan tahay alaabaha lagaday.

- Dalab ayaad kusameysan kartaa, Iimayl ayaadna toos ugu diri kartaa

Sharikadaha dibedda  alaabha kaaga keena.

- Waxaad ogaan kartaa Macaamiilka deynka qaatay iyo inuu ku bixiyey

mudadii loogu talagalay.

- Macaamiilka aan deyntii bixin ayey softweerkan ku xasuusinaysaaWireless Scan

- Macaamiilka kasta wuxuu kuugu sameynayaa Koonto ugaar

ah oo aad ku garato,marka labaad ee beec idin dhexmaro.

- Shaqaalaha kuu shaqeeya oo aad dhaq dhaqaaqooda

lasocon kartid, adigoo sameysan kara Lanbar sireed lagu

ogaado waxkasta ee dukaanka kabaxa ama soogala.

- Buug xusuus qor ah oo waxyaabaha ganacsigaada kuxiran

ku xasuusiya.

 

 

                                                                                                                                                       

FIIRI BOGGA  Sammal Softweer                                                    

 

Last Updated ( Sunday, 30 August 2009 )
Read more...
 

Doorasho

Sammal Softweer xaggee bay ku xun ama kufiican tahay?
 

Who's Online

Sammal Software

Download this Demo Software
Halkaan kakoobiyey Softweerka Sammal
Sammal Softweer